Wararkii Ugu Dambeeyay kulan Fool ka fool ah oo dhax maray Siciid Deni iyo Axmed Karaash

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shalay dib ugu laabtay magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland uu ka maqnaa muddooyinkii lasoo dhaafay. Siciid Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash ayaa waxaa soo kala dhax galay khilaaf xoogan intii ay socotay ololaha doorashadii Madaxweynaha ee dhammaatay, waxaana Axmed Karaash shaaciyay in isagu la wareegay awoodda … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay kulan Fool ka fool ah oo dhax maray Siciid Deni iyo Axmed Karaash